Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday Wiil dil iyo kufsi u geestay gabar 17-sanno jir

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda Hirshabelle ayaa maanta xukun dil ah ku riday nin dhallinyaro ah oo lagu helay in fal isugu jiray dil iyo kufsi duleedka magaalada Jowhar ugu geestay gabar da’yar ah. Mohamed Dahir Cali ayaa xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada ku heshay in dil bareer ah iyo kufsi u geestay Caasho Cabdullaahi Maxamed … Continue reading Maxkamadda ciidamada oo xukun ku riday Wiil dil iyo kufsi u geestay gabar 17-sanno jir